VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cayuuni - Lyrics

Abaayooy cayuuni raali noqo Quruxeey raali noqo Sweatii raali noqo Abaayooy cayuuni raali noqo Quruxeey raali noqo Sweatii raali noqo Waa lagugu gafee Naga raali noqo Abaayo raali noqo Cayuuni raali noqo Doqonka ha u joojin Dulmiga waan u jeednaa Ha u jabin Ha u bixin Ha u murgin ha u dhicin Ha u kufin intaad qosasho Faraxdo Qeyrkaa Ku dhaaf qosol iyo kalsooni Fast mast Dulmiga waan u jeednaa Danaystaha weeyi ka daahan Dunidaa marba cayn cayna Damiir laawe lagama waayo Ma qaldame waa ale Niyadaada ha xumayn abaayo Anagaad noo tahay sharaf Anagaad noo tahay gabadh Anagaad noo tahay qurux Gabdhahaad u tahay hormuud Intaad qosasho faraxdo qosasho Qeyrkaa ku dhaaf qosol iyo kalsooni Abaayooy cayuuni raali noqo Quruxeey raali noqo Sweatii raali noqo Abaayooy cayuuni raali noqo Quruxeey raali noqo Sweatii raali noqo Waa lagugu gafee Naga raali noqo Ha la dhaafo dhibaatada Dhibco badsi naga daaya Foolxumo naga daaya Maalin walba mayd iyo Mid baa la wadaa Mid baa la wadaa Maxay tahay Mid baa la wadaa Dumarkiina dhowra dhowra Xumaantooda diida diida Qalbiga ha ka jabin Niyadana ha ka dilin Fikir dheerna ha u dirin Maskaxdana ha ka galin Quluubtana ha ka dhibin Quluubtana ha ka dhibin Video ha ka duubin Facebook ha iga dhigin Ragiinow is muujiya Ceebaha naga dhaqa Dumarkeena yaan la caayin Sharafteenay dhawrayaan Dhiigeenay na dhaafayaan Kabteenay tolayaan Karfantooda yaan la tolin Abaayooy cayuuni raali noqo Quruxeey raali noqo Sweatii raali noqo Abaayooy cayuuni raali noqo Quruxeey raali noqo Sweatii raali noqo Waa lagugu gafee Naga raali noqo All my queens Hadal daran igahooda Waxa tihiin famos Sharaftiina dhawra Ma tihiin qof moos Iga daaya jileeca Sinjigiinu waa gob Waxa tihiin soomaali Caqligiina kaashada Cadawgiinu uu batay Hooskiina la socda God dheer ha ku dhicin Dadka dhan waxay dhaheen Gabdhihiina way halaabeen Maya maya filimkaa iga xira Gabdhaheenu waa gob Suuradooda lama helo Garaadkooda lama gaaro Garaadkooda lama gaaro Garaadkooda lama gaaro Isku kalsoonaada Horumarkiina u istaag Yaan la dhihin walaashaa waakaa Yaan la dhihin Sawirkeeda qaawanaa Yaan la dhihin Media ayay taalaa Cadawgiina cagta hoos Cimrigiina ha dheeraado Milgihiina maafiyo Milgihiina maafiyo Abaayooy cayuuni raali noqo Quruxeey raali noqo Sweatii raali noqo
Queue is empty
-- / --