Wadnaha dacalkiisa
Midii dagtayeey
Dareenka jacaylku
Intuu igu dumin
Kaalay i dabiib
Dawadii qalbigaay

Wadnaha dacalkiisa
Midii dagtayeey
Dareenka jacaylku
Intuu igu dumin
Kaalay i dabiib
Dawadii qalbigaay

Dooqii igu baahay
Ayaa i damqoo
Jacaylkan i dilay
Adoon iga dawayn
Ayaad durugtee
Halkeen kaa dayaa

Dooqii igu baahay
Ayaa i damqoo
Jacaylkan i dilay
Adoon iga dawayn
Ayaad durugtee
Halkeen kaa dayaa

Duubaan u sudhee
Bal yaa igu dara
Dadab iyo reer
Intaanu dagnaa
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye

Duubaan u sudhee
Bal yaa igu dara
Dadab iyo reer
Intaanu dagnaa
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye

Duubaan u sudhee
Bal yaa igu dara
Dadab iyo reer
Intaanu dagnaa
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye

Duubaan u sudhee
Bal yaa igu dara
Dadab iyo reer
Intaanu dagnaa
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye

Naf kuu diranbaa
Ku doonaysoo
Diihaalka jacaylka
Adaa dul dhigee
Dulqaad u lahaw
Dawadii qalbigaay

Darmaantii naftayda
Wadnaha dagtayo
Waxay ku dul nooshahay
Qalbiga dacalkiisa
Ma diidi karoo
Anaa doortee

Duubaan u sudhee
Bal yaa igu dara
Dadab iyo reer
Intaanu dagnaa
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye

Duubaan u sudhee
Bal yaa igu dara
Dadab iyo reer
Intaanu dagnaa
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye

Duubaan u sudhee
Bal yaa igu dara
Dadab iyo reer
Intaanu dagnaa
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye

Duubaan u sudhee
Bal yaa igu dara
Dadab iyo reer
Intaanu dagnaa
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye
Waliba la dakaynoo
Dushaan saariye

Exit mobile version