VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iigoy - Lyrics

Waxaad wadaa sheeko Ani uma baahni Runtii qeylo I gadaa ani boojoo Nigis waxay ku Jiraan foorjoo Orod danayso Naftaada aqoonso Ii goo telkaygaa dhacayee I'am busy waa Inoo mar kale Mar kastoo daasho Shalay adaa is waalay Beenbaad runa mooday Yaa kaa waalay Kuu raray kuu fiirsaday Anuuna in badan Magaalo joognaa Aan aragno qofkii horeyo Tartiibso adiguna ii goo Tartiibso adiguna ii goo Tartiibso adiguna ii goo How mina acos academic Aga the fine Orod ka jooji kuma aqaane I have lamaane Ogoow xataa ha i faaloo Aniguna waxan saaranahay Agaaloo I'am going home But i'am not along Waxaad ku jirtaa Khiyaali Heey naftaadana daali Heey hormarkayga Midii raali Musicayga kaa dhiga baari Lucy naftayda kama aha raali Is wareeji waxa tahay beec Ani kuma hayo qiimo Miskiin because You are faking raqiis shit Miskiin because You are faking raqiis shit Tartiibso adiguna ii goo Tartiibso adiguna ii goo Tartiibso adiguna ii goo Waa bilawday anaa dhameyay Waad daashay waan ilaaway Waa shaleeysay waa liiday Dantayda may ahayn inad darento Kaa horeeyo caqligayga ah Ka wayn aragtidaada Micno kama laha agtayda Waxaad adiguna qiimeyso Ama aad waynayso Sidaa darteedna ada sabeesay Doontaadana daadka qaaday Sidaa darteedna adaa sabeesay Dootaadana qaaday daadka Ay waryaa tana baro Wax kalana filo Tartiibso adiguna ii goo Tartiibso adiguna ii goo Tartiibso adiguna ii goo Ii gooo ii gooo ii gooo Ii gooo ii gooo ii gooo Ii gooo ii gooo ii gooo
Queue is empty
-- / --