VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Iigoy mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ak Qanciye
Iigoy

Waxaad wadaa sheeko
Ani uma baahni
Runtii qeylo
I gadaa ani boojoo
Nigis waxay ku
Jiraan foorjoo
Orod danayso
Naftaada aqoonso
Ii goo telkaygaa
dhacayee
I'am busy waa
Inoo mar kale
Mar kastoo daasho
Shalay adaa is waalay
Beenbaad runa mooday
Yaa kaa waalay
Kuu raray kuu fiirsaday
Anuuna in badan
Magaalo joognaa
Aan aragno qofkii horeyo
Tartiibso adiguna ii goo
Tartiibso adiguna ii goo
Tartiibso adiguna ii goo

How mina acos academic
Aga the fine
Orod ka jooji kuma aqaane
I have lamaane
Ogoow xataa ha i faaloo
Aniguna waxan saaranahay
Agaaloo
I'am going home
But i'am not along
Waxaad ku jirtaa Khiyaali
Heey naftaadana daali
Heey hormarkayga Midii raali
Musicayga kaa dhiga baari
Lucy naftayda kama aha raali
Is wareeji waxa tahay beec
Ani kuma hayo qiimo
Miskiin because
You are faking raqiis shit
Miskiin because
You are faking raqiis shit
Tartiibso adiguna ii goo
Tartiibso adiguna ii goo
Tartiibso adiguna ii goo

Waa bilawday anaa dhameyay
Waad daashay waan ilaaway
Waa shaleeysay waa liiday
Dantayda may ahayn
inad darento
Kaa horeeyo caqligayga ah
Ka wayn aragtidaada
Micno kama laha agtayda
Waxaad adiguna qiimeyso
Ama aad waynayso
Sidaa darteedna ada sabeesay
Doontaadana daadka qaaday
Sidaa darteedna adaa sabeesay
Dootaadana qaaday daadka

Ay waryaa tana baro
Wax kalana filo
Tartiibso adiguna ii goo
Tartiibso adiguna ii goo
Tartiibso adiguna ii goo

Ii gooo ii gooo ii gooo
Ii gooo ii gooo ii gooo
Ii gooo ii gooo ii gooo

codkii Ak Qanciye