dareen ka un kamay daymo ulashada ii arimiyoo ii arimiyoo oo ayaamahan oo ayaamahan aamus baan galay

maad ogeenee oo aa
jaceel oogay oo aa
waan ildaranahay oo aa
maanta eray qura oo aa
afka laga waa oo aa

asluub taadiyo asal quruxdiyo
isteelkaagaan arkay caashaqay x2

amba idilkood raga asaagaa kaa asteestoo waan ku aaminay x2

eeg madaadii hee qamar ashqaarka ah hee qamar
waan asqoobay hee qamar
indhahaagan hee qamar
awood badanaa hee qamar x2

eegmadii hore xaliimoy ashqaraar ka ah xaliimoy
waan ashqoobay xaliimoy
indhahaagan gobaaday
awood badanaa xaliimoy x2

eeg madaadii hee qamar ashqaarka ah xaliimoy
waan asqoobay hee qamar
indhahaagan gobaaday
awood badanaa hee qamar x2

eegmadii hore xaliimoy ashqaraar ka ah hee qamar
waan ashqoobay xaliimoy
indhahaagan hee qamar
awood badanaa xaliimoy x2

Exit mobile version