Moqdisho City Waaye Waye
Waayeh
Hargaysa City Waaye Waye
Waayeh
Kismaayo City waaye waaye
Waayeh
Pontland Boqortooyo waaye
Waaaye
Galmudug Laa shaki waaye.
Waaye

My Name ak Qanciye.
Heestayda Haday Bilabatayoo

Somali Toos Toos
Cadawgeena Hoos Hoos
Farmaajo Boss Boss
Kheyrana Double Boss
Qumaya Qaylisoow
Qabiilaysi Naga Daa
Sheekh shariif Qabyo weye
Bur Burkana Daa.

Somali Toos Toos
Cadawgeena Hoos Hoos
Farmaajo Boss Boss
Kheyrana Double Boss
Qumaya Qaylisoow
Qabiilaysi Naga Daa
Sheekh shariif Qabyo weye
Bur Burkana Daa.

Xaasidka waa kaa
Xabsiga Hala Geeyo
Xaqiisa Hala Siiyo
Xubnaha Kala Jara
Xumaanta Hala Daayo
Xaqana Hala sooro
Xilkana Noo Haayo
Xasan Cali Kheyre.

Xamar waa magaalo
Xeebta Liido Waan ka Dagi
Xafadii Aan kudhashay
Xamar Bile Waan Salaami
Xisaabta May dhamaanin
1234

Jilbaha dhulka Dhiga
Madaxa hoos geeya
Gacmaha kor u taag
Rabigiina bal u laabta
Homuudka ha la saxo
Bilada ha la siiyo
Nabad iyo nolol
Qaliinka ha la qaato
Qoryaha naga dhiga
Qaraxa naga daaya
Qaxar dambe dooni mayno
DHalinta yaan la laynin
Doorkooda ha la siiyo
Iskuulka yaan la xidhin
buugaagta yaan la laabin
Iskaashi ha la galo
Iskiin isku taaga
Soomaali way midoobi
Maalin way i saaci
Cadawgu uu dhamaani
Calankana uu bababni
Xisaabta ha la xiro
1234

Somali Toos Toos
Cadawgeena Hoos Hoos
Farmaajo Boss Boss
Kheyrana Double Boss
Qumaya Qaylisoow
Qabiilaysi Naga Daa
Sheekh shariif Qabyo weye
Bur Burkana Daa.

Dhaantada dhexda jabsha
Shiribkana noo tuma
Tartanka noo bilaaba
Taariiquhu wey na xusi
Sinjigu waa gob
Suuragalna waa soomaali
Hadalku waa gab
Xabadaha waan ku dhashay
Calanku waa buyuur
Cirka fiiri dhulka fiiri
Nabadu waa nolol
Nolashuna waa macaan
Africa weydiiya
Soomaaliya yay tahay
Siyaadka soo xasuusi
Caydiid way ka yaabi
Maantaa ka daran
Madaxdii wey tashatay
Turmaajo waa la helay
Qeyrana garabkiisa
Madaxda waan salaamay
Kuwa maanta nalka shiday
Dadkana iga baro
Wiilka da,da naflo daashay
Ku rida geeraarada
Garbi jiifka is garaacay
Baydhabo ugu shida
Music heeso macaan
Suugaanta ugu qora
Far waaweyn suu u fahmo
Soomaali wey is raacday
Saan u jeedo wey dhaqaqday

Somali Toos Toos
Cadawgeena Hoos Hoos
Farmaajo Boss Boss
Kheyrana Double Boss
Qumaya Qaylisoow
Qabiilaysi Naga Daa
Sheekh shariif Qabyo weye
Bur Burkana Daa.

Somali Toos Toos
Cadawgeena Hoos Hoos
Farmaajo Boss Boss
Kheyrana Double Boss
Qumaya Qaylisoow
Qabiilaysi Naga Daa
Sheekh shariif Qabyo weye
Bur Burkana Daa.

Cadaado ka bilaaba
ilaa xamaraa burco
Berbara bahdaydii weye
Balad weyne borama
Baahi kama jirto
Galmudug galkacyo
Gaashaankaygii weeye
Hargaysa hiiraan
Hawadayda aan ka helay
Wiilasheena fiiri fiiri
Power kooda fiiri
Gabdhaheena fiiri fiiri
Quruxdooda fiiri
Hooyo waan kuu xiisey
Waana kuu imaan
Aabo dalka daafac
Ciidana daafac
Aadan cade waan ka dagi
Anigoo calan sita
Ciidayda waan ku dhashay
Waana ku dhiman
Ciyaal xamar waxay dhaheen
Legenbaa tahay

Somali Toos Toos
Cadawgeena Hoos Hoos
Farmaajo Boss Boss
Kheyrana Double Boss
Qumaya Qaylisoow
Qabiilaysi Naga Daa
Sheekh shariif Qabyo weye
Bur Burkana Daa.

Exit mobile version