barashadii muqdishiyo bartamaheedan
waan u baseyloo waan u bogayaa
beela
waan u baseyloo waan u bogayaa

berigaan ku arkee laaberiga
burjigii jaceylka igu baabo
bastay waa iga baano baby

ma ilaawo baladkii boosaaso
bartii aad ku dhalatiyo banaadir
bahdiinuna joogtey bandaley
beled xaawo caabud waaq baasheda

baydhabo ksimaayo baasheda
laaskiyo biyo soor basheda
boocaley jig-jiga baasheda
baardheere gaarisa baasheda

bildhaanteeda day
bilicdeeda day
xaada daadsan bowdyahega
qosolkeeda day
beela
xaada daadsan bowdyahega
qosolkeeda day

waan u bogey
yaartaa i beerqaday
bogiyo laabta u buusyelay
bishimaha afkaa i beer qaaday
beela
waan u buseyloo waan u boogaya

burco iyo boorama baasheda
gaalkacyo iyo hargeysa boqortooyo
dhashii daraawiishtee buuhoodle
balcad iyo baladweyn kaa baadshay
beela
barbarkay joogta baladkeena

Exit mobile version