Habeenkii habeenkii
Lamaanaha oohoo hoo
Lamaanaha habeenkii
Habeenkii lamaanaha

Nafta waxay utahay wehel
Qalbigana nasteex dhaba
Naxli eebe uma dhalinin
Waa nuurka dhaayaha
X2

Nabdigiyo qulubtay naxariis
Ugaar iyo siisaa naruuroo
Manacaayo waligay x2

Nidar kaynu dhiganaa
Nayruus ku beegmayee
Noloshii lamaanaha
Nafta ugu bishaaree
Habeenkii lamaanaha
Nafta ugu bishaaree
X2

Caawa waa waa habeen
Kii lamaanaha

Kuwa naar afuuf kihi
Nama kala fogeeyaan
Wakhtiyada nuxuustiyo
Ma nugleeyo waayuhu
X2

Niyadiyo kalsoonidaa
Qofka naaxiyaad tahay
Waa naadir dunidabaa
Nasiiyaay adoo kale
X2

Nidar kaynu dhiganaa
Nayruus ku beegmayee
Noloshii lamaanaha
Nafta ugu bishaaree
Habeenkii lamaanaha
Macaanay nafta ugu
Bishaaree x2

Exit mobile version