Kalgacaylkan ikadeeday
Yaa iikiilay kama'a maahee
Adaa keenay kaalay baano

Mar lakacay mar lakufay
Mar kaynaanay eheey heeli
Yaalow heliyaalow hobow
Heliyaalow

Keen caleen leh ubax
Buuxoo kor kamuuqda
Kubab buuxo indho kaah-
Oo lakulaalo

Kashka laabta kol isaaroo
Ikool kooli eheey heeli
Yaalow heliyaalow hobow
Heliyaalow

Kalgacayl kan ikadeeday
Yaa iikiilay kaalmo mahaye
Adaa keenay kaalay baano

Mar lakacay mar lakufay
Markaliya eheey heeli
Yaalow heliyaalow hobow
Heliyaalow

Keen caleen leh ubax
Buuxoo kor kamuuqda
Kubab buuxo indho kaaba
Lakulaalo kashka laabta
Kol isaaroo ikool kooli

Eheey heeli yaalow
Heliyaalow hobow
Heliyaalow

Exit mobile version