inkastoo hab dhaqan dumar
u horayso qayrkaa
inkastoo hub qaad kiyo quruxdana haldoor tahay
inkastoon ku hiigsado oon kuu hanwaynaa inkastoo aad ahayd hiil hoos iigu lamaanoo
ii quudhin hadimada
kamaad fiirsan hadalada halistee wax yeeliyo
huqda maanka badayee
niyadayda howshiyo
ku hareeyay nabar koo
maad garan hubsiimadu
hal inay la sixir tahay
inkastoon haweeniyo hablaha kugu jecelahay
inkasto hanan iyo haybad ledahay iyo sharaf
inkastoo hadeer taba
islaheen nacoo hiif
inkastoo aad ahayd hadhac
hal bowlaha qabojon
eeg mada ku soo hiro
kamaad fiirsan hadalada halistee wax yeeliyo
huqda maanka badayee
niyadayda howshiyo
ku hareeyay nabar koo
maad garan hubsiimadu
hal inay la sixir tahay