VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habliihi bari - Lyrics

Kuma heli karoo Hiilbaa kuugu yaal Inta heemaal rag u soo hiraan Rag u soo hiraan 2x Sow hubqaadkiyo Qurux heer sare Hido uma lihid Hido uma lihid uma lihid Hido uma lihid Hido uma lihid Dareen hadalkiyo Cod hagaagsani Sow hab-dhaqankana Hido uma lihid Waa i hanatayee Kaahawo hidaha Hanti iyo lacag Hadaan ugu daro Nafta gelin hore Maa ahoo dhaho Maxa igu hadhay 2x Hoobaan malabliyoo Heego iyo muuq Jacayl hohoblay Waa hankicis tani Waa hankicis tani 2x Waa hablihii bari Lagu habay ficil Hiilka lagu dhalay Hiilka lagu dhalay lagu dhalay Hiilka lagu dhalay Hiilka lagu dhalay Way hantiday sharaf Xishood hanatoo Waatan hodan qurux Hadh macaan nolol Waa i hanatayee Kaahawo hidaha Hanti iyo lacag Hadaan ugu daro Nafta gelin hore Maa ahoo dhaho Maxa igu hadhay 3x
Queue is empty
-- / --