VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Habliihi bari mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Amiin yare
Habliihi bari

Kuma heli karoo
Hiilbaa kuugu yaal
Inta heemaal rag u soo hiraan
Rag u soo hiraan
2x

Sow hubqaadkiyo
Qurux heer sare
Hido uma lihid
Hido uma lihid uma lihid
Hido uma lihid
Hido uma lihid

Dareen hadalkiyo
Cod hagaagsani
Sow hab-dhaqankana
Hido uma lihid

Waa i hanatayee
Kaahawo hidaha
Hanti iyo lacag
Hadaan ugu daro
Nafta gelin hore
Maa ahoo dhaho
Maxa igu hadhay
2x

Hoobaan malabliyoo
Heego iyo muuq
Jacayl hohoblay
Waa hankicis tani
Waa hankicis tani
2x

Waa hablihii bari
Lagu habay ficil
Hiilka lagu dhalay
Hiilka lagu dhalay lagu dhalay
Hiilka lagu dhalay
Hiilka lagu dhalay

Way hantiday sharaf
Xishood hanatoo
Waatan hodan qurux
Hadh macaan nolol

Waa i hanatayee
Kaahawo hidaha
Hanti iyo lacag
Hadaan ugu daro
Nafta gelin hore
Maa ahoo dhaho
Maxa igu hadhay
3x

codkii Amiin yare