Inkastoo gabadh dhaqan dumar
U horeyso qeyrkaa
In kastood kor u qaadkiyo
Quruxdana qaldoor ta qari

Inkastoo gabadh dhaqan dumar
U horeyso qeyrkaa
In kastood kor u qaadkiyo
Quruxdana qaldoor ta qari

Inkastoo ku hiigsadoo
Aan kuu hanwaynahay
Inkastoo aad ahayd iin
Oo siduu lamaane odhan
Ii quudhin hadimada

Inkastoo ku hiigsadoo
Aan kuu hanwaynahay
Inkastoo aad ahayd iin
Oo siduu lamaane odhan
Ii quudhin hadimada

Kamasayrsani hadaladaa
Halistee waxyeelee
Huqda maanta baday
Niyadayda hawshiyo
Ku hadheeyay nabaro
Maad garan hubsiimadu
Ari inay la sixir tahay

Kamasayrsani hadaladaa
Halistee waxyeelee
Huqda maanta baday
Niyadayda hawshiyo
Ku hadheeyay nabaro
Maad garan hubsiimadu
Ari inay la sixir tahay

Inkastoo hablaha iyoo
Haween kuugu jecelahay
Inkastood hanaaniyoo
Haybad leedahay iyo sharaf

Inkastoo hablaha iyoo
Haween kuugu jecelahay
Inkastood hanaaniyoo
Haybad leedahay iyo sharaf

Inkastoon hadeertabaan
Is lahayn nacoo hiil
Inkastoo aad ahayd hadhac
Halbawlaha qaboojoo
Eegmada ku soo hiro

Inkastoon hadeertabaan
Is lahayn nacoo hiil
Inkastoo aad ahayd hadhac
Halbawlaha qaboojoo
Eegmada ku soo hiro

Kamasayrsani hadaladaa
Halistee waxyeelee
Huqda maanta baday
Niyadayda hawshiyo
Ku hadheeyay nabaro
Maad garan hubsiimadu
Ari inay la sixir tahay

Kamasayrsani hadaladaa
Halistee waxyeelee
Huqda maanta baday
Niyadayda hawshiyo
Ku hadheeyay nabaro
Maad garan hubsiimadu
Ari inay la sixir tahay

Exit mobile version