inkastoo naruuroy nici jiray kal gacal kaba aday baray nasiibeey nalka ii baxayiyo nurkiisa cashaqa x2

qalbigii inoogaad nacfi iigu beertaye ninka aayihiisiyo nabdigiisa kugu qoray
ku nikaaxay wacanaa x2

wehelkii naftaydaay kolkaad nolol habooniyo naxariis isiisaan kugu nabay hankaygee qof wax jeceli nugulaa x2

in kastoo nasteexoy niyad jabay markii hore
nasiyaay agtaadaan ka helaa nagaanshoo ka bog sooday naafee x2

neecaaw udgooney nasab ruux i deeq daay nidar waxan ku marayaa intaan dunida nolahay inaan kula naf qeebsado x2

wehelkii naftaydaay kolkaad nolol habooniyo naxariis isiisaan kugu nabay hankaygee qof wax jeceli nugulaa x2

Exit mobile version