waynagoii iscalmanee
caashaq inoo dhaxeeyee
kuu dhaley caruureee
kuuu caweyn hasamahee
calafkii dhamadaaaa
marna aan la cunioo
cunahaaga dhaafayn
aniguna colaadiyo
cadho yaanan kuu qaadin
adiguna calool xumo
ciil haysku beerinee
cadow yeynaan sii noqon
goortii ay cakaritanyee
cishadii timaadaba
cabashadu badataye
nolosheenu cuslaatayee
inkala caraabanaa
caadilkaaa banayoo
lama kala cad goostee

Exit mobile version