kay naftu raadinaysay
ku noolaatey wacadii
ma ogtahay indhahayga
naxariis ugu hayoo
maankaa kugu nasttoo
ogow kunafisaayeee
hakanixinin abidkaa
haka nafsigoo
ha unoqonin cadawoo
ha raacin nacabko
ha ugeysan nabaroo
ha naafeynin caashaqa
kay niyadu naawileysay
kunagaadey maantanee
caashaqu waa midoo
waa naq iyo bishaadiyo
farxadiyo naruuriyo
waa macaanka noloshee
haka nixinin abidkaa
haka galin nafsigoo
ha unoqonin cadawoo
ha uraacin nacabko
ha ugeysan nabaroo
hanaafeynin caashaqa

Exit mobile version