VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hamuuntu miyeey dhamaata - Lyrics

miyaan haa miyaan dharaartii miyaan wal walaa dharaartii miyaan gam ayaa hurdada hadalkiyo sheekadaadiyo jeclaystey haasaawahago halkad adigu joogtid unbey ogow hibataa nafteyduye laabteydana kuu heelanee hayinka ku ahy xabiiibi waaatan hugaadayee ka dhowr hagar daamadiyo wixiii halis galinayee hamuuntu miyeey dhamaataa haradku miyuu idaayaa miyaaan kaa hadhi karaayaa hanaankiyo dabeecadaadiyo anigu kaa helay sidaadiyo had iyo jeer adiguumbay macaan ku hayaa qalbiga ee laabteydan ku eelanee hayinka ku hay xabiibi waatan huaadayee ka dhowr hagardaamiyo wixii halis galinayaa
Queue is empty
-- / --