VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hamuuntu miyeey dhamaata mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Amina afrika
Hamuuntu miyeey dhamaata

miyaan haa miyaan dharaartii
miyaan wal walaa dharaartii
miyaan gam ayaa hurdada
hadalkiyo sheekadaadiyo
jeclaystey haasaawahago
halkad adigu joogtid unbey
ogow hibataa nafteyduye
laabteydana kuu heelanee
hayinka ku ahy xabiiibi
waaatan hugaadayee
ka dhowr hagar daamadiyo
wixiii halis galinayee
hamuuntu miyeey dhamaataa
haradku miyuu idaayaa
miyaaan kaa hadhi karaayaa
hanaankiyo dabeecadaadiyo
anigu kaa helay sidaadiyo
had iyo jeer adiguumbay
macaan ku hayaa qalbiga ee
laabteydan ku eelanee
hayinka ku hay xabiibi
waatan huaadayee
ka dhowr hagardaamiyo
wixii halis galinayaa

codkii Amina afrika