kasha kuu nugul kal madaadaa u ah kaalmoo kaafinaysee
kaalay ila joog
naftu kaar jacayl kayd san maysoo kaligaabaa kun qof
ii ah igu koobnow
kuma huri karo kuma dayn karo kurbadaydii kal dawaysaay
kalmadaadaan ku kalsoonahay
kuma nici karo kuuma goyn karo kolkuu hadal kulul kaa yimaad
samir kaashiga kashka waan fari
hobaala hobaala hoobeeyoo heleeyaa ee

Exit mobile version