miyaan haa miyaa dharaartii
miyaan wal walaa habeenkii
miyaan gam ayaa huradada
hadalkiyo sheekadaadiyoo
jeclaysteystay shekadaadoo
alkaad jooogtid uumbey
ogow hibaTAA nafteyduye
laabtaydana kuu heelanee
hayinka ku hay xabiibii
waadaa hukaadayee
ka dhowr hagar daamadiyo
wixii halis galinayeee
hamuuntu miyey dhamaataa
aradku miyuu idaayaa
miyaan kaa hadhi karaayaa
hanankiyo dabeecadaadiyo
anigu kaa helay sidaadiyo
had iyo jeer adiguuunbaan
macaan ku hayaa qalbiga ee
laabteydan kuu heelanee
hayinka ku hay xabiibi
waadaa hugaadayee
ka dhowr hagar daamadiyo
wixii halis galinayee

Exit mobile version