muxubadan qabaa
marna iga hadeynoo
beerka iiga maranoo
wadnahana kumudanee
maankii ku raacaa
kuu maqan xagaagoo
aduumbaa miciinoo
maamula nafteydee
maalintii timaadaba
meeshii aad joogtaba
adaa ka muuqanaayo
kaa maarmi maayee
ma qofkula midaa jira
gobka iyo madheedhkiyo
midihii dalkeeniyo
macankooga hantoyoo
malab sidiisii bad tahye
markii aan ku eegaba
muhasha da daraadaa
miyir beelayaayoo
caashaqu ku geeyaa
maalintii timaadiyo
meeshii aad joogtaba
adaa ka muuqanaayo
kaa maarmi maayee
ma qof kula midaa jirsa

Exit mobile version