Sida qadowgu geedaha
Uqabsado korkodaad
Qalbigiyo halbowlaha
Ugu qod ban tahoo
X2

Qol kuyaal wadnah-
Aad qunyar ugu dhac-
Doo anigoon warqabin
Intaan kugu qul qulay
Furihii iga qaadatee
X2

Qorax soobaxdiyoo
Habeen koo qamyiri
Qoladaha sadrigaad
Ka dhex qaylisaayee
Qiimee jacaylkii x2

Sida qaalin uguboo
Qurbaceedi waydaan
La qamaamay cashaqa
Igu qoton sadoo x2

Qasnadaha dareen
Kaad qumaati udagtoo
Anigoon qawadin xubi
Kugu qanco noloshii ila
Qayb satee x2

Qorax soobaxdiyoo
Habeen koo qamyiri
Qoladaha sadrigaad
Ka dhex qaylisaayee
Qiimee jacaylkii x2

Exit mobile version