VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhibkaagu - Lyrics

Ada dhaya dhawacayga adiga ku dhigan bogayga dherberkagiyo labtayda ada ku milan labtayda degan dhuxiyo laftayda iftisho araga dhayahayga oo dhayahayga 2x Adaa dhab uyashay tayda ada dhalanteed ka dhawra dhansiya jacayl ka shayda ada dhisa ayahayga ada dhiriya naftayda dhaxal u ah wayahayga 2x Dheef bad utahay xiskayga dheelkama tihid agtayda dhibkaguna wa dhibkaygaa waxanku dharga codkaga waxan ku dholola agtada dhibkaguna wa wa wa dhibkaygaa 2x
Queue is empty
-- / --