VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhibkaagu mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Anisa aragsan
Dhibkaagu

Ada dhaya dhawacayga adiga ku dhigan bogayga dherberkagiyo labtayda ada ku milan labtayda degan dhuxiyo laftayda iftisho araga dhayahayga oo dhayahayga 2x
Adaa dhab uyashay tayda ada dhalanteed ka dhawra dhansiya jacayl ka shayda ada dhisa ayahayga ada dhiriya naftayda dhaxal u ah wayahayga 2x
Dheef bad utahay xiskayga dheelkama tihid agtayda dhibkaguna wa dhibkaygaa waxanku dharga codkaga waxan ku dholola agtada dhibkaguna wa wa wa dhibkaygaa 2x

codkii Anisa aragsan