qofyoow jacayl beena shalay
iisoo bandhigay waaqle soo dirsaday
mungada bood boodayoow
ma anaa kuu baahi qabay

qof aan nafle kaaga bogin
miyaa boga laga tintaa

markaan guyo baar kudayay
ayaan niyoow kaa ilbaxay
dhibtaad islahayd balyeel
waxan katashaday bil hore

qofyoow ruux baxnaano jecel
uuna boogo dhayin bushadana riyayn
nolosha dheel dheel uboga
miyaa laba baran karaa

jacaylka anaa mar bilay
hadana anigaa bakh tiiyay

Exit mobile version