wiilbaan hiigsadaa
hadana ka hadhaa
haaheey ha
markaan hiigsadaan
hareer ka maraa
haaheey ha

wiilbaan hiigsadaa
hadana ka hadha
haaheey ha
markaan hiigsadaan
hareer ka maraa
haaheey ha

marbaan la hadlaa
idhaa hebolow
heeduu i yidhaa
waan hafrayaa
haaheey ha

marbaan la hadlaa
idhaa hebolow
heeduu i yidhaa
waan hafrayaa
haaheey ha

nafta haybisee
halkeen ka helaa
haaheeyha
halkeen ka helaa
hankaa tabayee
halkuu joogaa
haaheey ha
halkuu joogaa

hilowga riyadaan
niyada ku habaa
haaheey ha
anoo hurdayaan
isaga ku hahadraa
haaheey ha

aroos iyo hees
ayaan hindisaa
qofaan hiil lahayn
ayaan haybshaa
haaheey ha

nafta haybisee
halkeen ka helaa
haaheeyha
halkeen ka helaa
hankaa tabayee
halkuu joogaa
haaheey ha
halkuu joogaa

nafta haybisee
halkeen ka helaa
haaheeyha
halkeen ka helaa
hankaa tabayee
halkuu joogaa
haaheey ha
halkuu joogaa

Exit mobile version