Dhiigiyo xididada wadnaha
Jacaylku inuu dhex galay
Anigu kama dhaaran karo
Anigu kama dhaaran karee

Dhiigiyo xididada wadnaha
Jacaylku inuu dhex galay
Anigu kama dhaaran karo
Anigu kama dhaaran karee

Waataan dhabar adaygnayee
Rajadu hadii ay dhawdahay
Hadeer isma dhiibi karo
Hadeer isma ?hiibi karo

Waataan dhabar adaygnayee
Rajadu hadii ay dhawdahay
Hadeer isma dhiibi karo
Hadeer isma ?hiibi karo

Jacaylkeenaan dhisnee dhisnee
Haduu wadadii ka dhacay
Anigu ma dhantaali karo
Anigu ma dhantaali karo

Jacaylkeenaan dhisnee dhisnee
Haduu wadadii ka dhacay
Anigu ma dhantaali karo
Anigu ma dhantaali karo

Nacabka dhawaaqisa badan
Haday gurayaan war uun
Anigu ma dhagaysan karo
Anigu ma dhagaysan karee

Nacabka dhawaaqisa badan
Haday gurayaan war uun
Anigu ma dhagaysan karo
Anigu ma dhagaysan karee

Wanaag rabi kugu dhashay
Dhamaan dunidii qirtay
Anigu ma dhaliili karo
Anigu ma dhaliili karo

Wanaag rabi kugu dhashay
Dhamaan dunidii qirtay
Anigu ma dhaliili karo
Anigu ma dhaliili karo

Jacaylkeenaan dhisnee dhisnee
Haduu wadadii ka dhacay
Anigu ma dhantaali karo
Anigu ma dhantaali karo

Jacaylkeenaan dhisnee dhisnee
Haduu wadadii ka dhacay
Anigu ma dhantaali karo
Anigu ma dhantaali karo

Exit mobile version