kaama maarmee ii kali ahaw
kun jeer anaa ku jecel
koobka caaashaqa kaalay ila dhan
kalgacaylkana kaalay ila qaad

kaalintaydana waan adkayna
adna ila koolkooli caashaqa

kalgacaylkaaga igu kordhoo
igu keenay kohoshadan
kasha igu qabo kaalay ila dheel
kaalay ila dheel aan kifaaxnee

Exit mobile version