ayaamahan baadi iyo
baxnaanaa iga luntoo
waxaan wali baafiyaa
intuu igu beeray laxow
hadana ruux igaga baxsadey
barwaqaan kaa fishee
hugaygii baaqsamow
nin ragi bilis maba dhbee
ma beenbay kaa ahay
wixii balankaagu tabay
sidii baxrasaad kuyaal
bustaanada hawd kuyaal
bogayga jaceyl ku yaal
ayaa bandhigyada kuyaal
ayaa bandhigyada kuyaal

bilyow kalgacayl ibaray
xusuustaadi bilnayd
xiskaba kama baaqatoo
sidii unka ruux kufalan
qalbiga dawaad utahay
habeen kii boqol marbaa
hurdada ka baraarugaa
naftaa kuu baaqeysee
anoon bogan seexasahada
ayuu subaxii baryaa
sidii baxrasaaf kuyaal
bustaanada hawd ku yaal
bogayga jaceyl ku yaal
ayaa bandhigyaada ku yaal

Exit mobile version