dalxiis adigoo u jooga
hadaad ila jaartay maalmo
anoo gogol madhan ku jiifa
miyaan jaman ruux fogaaday

qurbaha hablihiina jooga
jab iyo axdigiyo wanaaga
ma jiro ruux idin sugaayee
jacaylka xabsiga ka daaya

qalbiga jilcay eed dilootay
waxaa jira ruux kabaaye
xusuusta la jowhar kaaga
niyada waan ka jaray taada

Exit mobile version