waan daalee idaayoo i damaqdee i daawada
waxa u daran nin daaloo dantiisuna ka durugtee
hadaan dudo ha i diga oo dadyahaw ha i dagaalina
dayaxiyo daruuraha dushoodaan ka dagayaa

Exit mobile version