Waxaad libin hoysataa
Hurdiyo raaxo seexataa
Markaad hesho geesigii
Naftaada ku habay
Cishqiga X2

Heloo aniguna hantiyay
Hamuun tiraha naftiyo
Qalbiga uhibeeyayoo
Nasiib kaygii hagaag
X2

Kuleel nacabkii markan
Hoy iyo raas wada
Dagnaa daacadi maha-
Baabaysee waxaa noo
Hiilshay calaf X2

Kalsoonidu waa hub aan
Nafluhu wada haysanoo
Hadii qadar lagu san
Yahay jacaylku hungobi
Maayo X2

Inaad ii saxnaato iyo
Wakhtaa ihareer galoo
Sidii hogol roob farxadi
Igu hooraysaa X2

Kolay nacabkii markan
Hoy iyo raas wada
Dagnaa daacadi maha-
Baabaysee waxaa noo
Hiilshay calaf X2

Exit mobile version