VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta 18 may may waa bishii - Lyrics

may waa bishaan baahidaa xornimo bacad dheelmanee gor gor baal sociyo boqolaal darwiish geesiyaal balamay bisin allee miicin gaashaanka bira markay beegsadeen dulmi baaba,sheen inaguna bulsheey bari iyo galbeed bal idhaa bilkhayr badarkaa dhashiyo baladkaa somaliland baligubadle iyo salaxleyda bilan gabiley bu, wayn boorama nabadaa alle reeb balada baaqii laysku diray laysku soo baxee beeraha bilcamay botorkiyo ciyaar basar loogu laday inaguna bulshooy bari iyo galbeed bal idhaa bilkhayr badarkkaa dhashiyo baladkaa somaliland beeluhu dhamaan duleedka burciyo laascaanood baxnan barwaaqadu nagaan badhaahdhay lusheen laasqoray bidhaan saaxilada barbara bula xeeraniyoo saylac baalaheediyo soo liiseen badaa inagu bulshooy bari iyo galbeed aan nidhaa bilkhayr badarkaa dhashay iyo baladka somaliland
Queue is empty
-- / --