VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta 18 may may waa bishii mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Asma Love
18 may may waa bishii

may waa bishaan
baahidaa xornimo
bacad dheelmanee
gor gor baal sociyo
boqolaal darwiish
geesiyaal balamay
bisin allee miicin
gaashaanka bira
markay beegsadeen
dulmi baaba,sheen
inaguna bulsheey
bari iyo galbeed
bal idhaa bilkhayr
badarkaa dhashiyo
baladkaa somaliland

baligubadle iyo
salaxleyda bilan
gabiley bu, wayn
boorama nabadaa
alle reeb balada
baaqii laysku diray
laysku soo baxee
beeraha bilcamay
botorkiyo ciyaar
basar loogu laday
inaguna bulshooy
bari iyo galbeed
bal idhaa bilkhayr
badarkkaa dhashiyo
baladkaa somaliland

beeluhu dhamaan
duleedka burciyo
laascaanood baxnan
barwaaqadu nagaan
badhaahdhay lusheen
laasqoray bidhaan
saaxilada barbara
bula xeeraniyoo
saylac baalaheediyo
soo liiseen badaa
inagu bulshooy
bari iyo galbeed
aan nidhaa bilkhayr
badarkaa dhashay iyo
baladka somaliland

codkii Asma Love, Mohamed ciro, Nimcaan Hilaac