la isma caasiyee
curad waxaan u dhalay
geesi aan cugtoo
caruurtiyo aniga
na cisaynayooo
cadaan iyo madoow
caynkaan rabana
noo camalsamoo
na cidlayninoo
cadhoo aan lahayn
cududaha jidhkiyo
caqligoo dhan baa
cafis kaa rabee
waad na caawise
farxad igula ciid

allaha caadilee
ana caabudee
cirka iyo dhulkaba
caynkuu rabo
ugu camal faloow
carigaba dhamaan
wiilkaan cugtiyo
ku caloolsamahay
cadaabti ifkiyo
calool xumo ka dhawr
cududaha jidhkiyo
caqligoo dhan baa
cafis kaa rabee
waad na caawise
farxad igula ciid

Exit mobile version