Naf dareen qabtoo
Caashaq daashaday
Damaca la fogaaday baa
I dirayooo
Hannkiyo dookhii i waday
Ima daynineee
Sidii buu qalbigu dawo
Kaaga doonayaa

Ku doortoo adaan
Dadka kaa xushoo
Wadnahaan daadihi
Naxariis ku dabacoo
Iigu duubnoow
Zidaan kuugu dabacsanahay

Laba calaf darsoo
Isku daray nasiib
Dadkana iska xigoo
Isku daacadaa
Afakna dibindaabyalee
KU dakeeyoo
Sidiinaa daruuruhu
Libin uga dayaa

Ku doortoo adaan
Dadka kaa xushoo
Wadnahaan daadihi
Naxariis ku dabacoo
Iigu duubnoow
Zidaan kuugu dabacsanahay

Exit mobile version