VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalxiis - Lyrics

ubaxaynuu beerniyo bilanoow arooskii farxadii balaadhnnayd waataynu boganee nafta waa u bushaare aa bustaanka caashaqu laamaha ku bixiyee baantiyo todoba baxa beeraha jacaylkee boorma ku yaaliyo dalxiis ma u baqoolna bari iyo galbeekaba baladkeaynu leenahay in kastooy ku badan yihin baro lagu dalxiisaa waxaa boqoradaydaay maanka looga baaqaa bilicdii sanaagiyo waa buurtii daalee aad soo dal baratide maanta ina bixi mar aan bari samaadkii badhaha ceeri gaabiyo surad baalaheedii aan boqoshasho u tagay jidku baaxasooriyo biimuu ahaayee biohoshiyo rafkeedii u badheedhii maynee xeebtii barbara iyo boodhari ma aadnaa dhulka waad ka baadoo baryo war uma hayside tala laysku biirshiyo badheedhihii hogaankiyoo wado lagu bilaabaa tacab lagu bineeyoo laami lagu baqooliyo laga dhigay biriishyoo baabuurta rraaxadu iyagoon biriig qaban barqada ku geeyaan hobeey bilanow warkaaganiye hobeey waa ii bishaaree hobeey bulsho horumar gaadhee hobeey farxad iyo badhadhe hele hobeey buurta daalo ina geeyo hobeey waa badhaadheheeniiye hobeey botar aan ka tumaneeyee hobeey bilaneey warkaaganiye hobeey waa ii bishaargane hobeey bulsho horumar gaadhiyo ee hobeey bash bash iyo barqaaqa helee hobeey buurta daalo ina geeyo hobeey waa badhaadhaheeniiye hobeey botor aan ku tumaneey e
Queue is empty
-- / --