VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dalxiis mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Asma Love
Dalxiis

ubaxaynuu beerniyo
bilanoow arooskii
farxadii balaadhnnayd
waataynu boganee
nafta waa u bushaare
aa bustaanka caashaqu
laamaha ku bixiyee
baantiyo todoba baxa
beeraha jacaylkee
boorma ku yaaliyo
dalxiis ma u baqoolna

bari iyo galbeekaba
baladkeaynu leenahay
in kastooy ku badan yihin
baro lagu dalxiisaa
waxaa boqoradaydaay
maanka looga baaqaa
bilicdii sanaagiyo
waa buurtii daalee
aad soo dal baratide
maanta ina bixi

mar aan bari samaadkii
badhaha ceeri gaabiyo
surad baalaheedii
aan boqoshasho u tagay
jidku baaxasooriyo
biimuu ahaayee
biohoshiyo rafkeedii
u badheedhii maynee
xeebtii barbara iyo
boodhari ma aadnaa

dhulka waad ka baadoo
baryo war uma hayside
tala laysku biirshiyo
badheedhihii hogaankiyoo
wado lagu bilaabaa
tacab lagu bineeyoo
laami lagu baqooliyo
laga dhigay biriishyoo
baabuurta rraaxadu
iyagoon biriig qaban
barqada ku geeyaan

hobeey bilanow warkaaganiye
hobeey waa ii bishaaree
hobeey bulsho horumar gaadhee
hobeey farxad iyo badhadhe hele
hobeey buurta daalo ina geeyo
hobeey waa badhaadheheeniiye
hobeey botar aan ka tumaneeyee

hobeey bilaneey warkaaganiye
hobeey waa ii bishaargane
hobeey bulsho horumar gaadhiyo ee
hobeey bash bash iyo barqaaqa helee
hobeey buurta daalo ina geeyo
hobeey waa badhaadhaheeniiye
hobeey botor aan ku tumaneey e

codkii Asma Love, Mohamed Bk