Darri iyo hadraawiyo
Ganeey kiihalleelee
Idan halista galiyee
Ina taraabi helayee

Cagaf tuu ka heesiyo
Qays kii hoggaansaday
Cilmi uu la hooydaa
Ina wadaa hareeyee

Anigunaa hubaashii
Waan kuu hanweeeynoo
Ha halleeynin caashaqa
Hareertaada ka arkood

Anigunaa hubaashii
Waan kuu hanweeeynoo
Wadnahaygu hanadoow
Hooygaaga weeyaan

Sid ahogal da’aysiyo
Hawdiyo togdheeriyo
Xaruntii hargaysiyo
Booramee ku hoortoo

Hoobaanta geeduhu
Malab hibitiqaysoo
Lagu soo hirtaabaad
Hiyiga uga dhigantahee

Anigunaa hubaashii
Waan kuu hanweeeynoo
Ha halleeynin caashaqa
Hareertaada ka arkood

Anigunaa hubaashii
Waan kuu hanweeeynoo
Wadnahaygu hanadoow
Hooygaaga weeyaan

Exit mobile version