VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ildoogsi mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Asma Love
Ildoogsi

Sidaa tahay ugbaad
Ilays soo bixiyo
Iftiin nuurayaa
U tahay qalbiga

Adaan kula farxaa
Aawadaa naxaa
Axad baynu nahay
Ax mar wada idhaa

Inanyahoow indhuhu
Aragaaga wacan bay
Ku ildoogsanaayaan

Inanyahay qalbiga
Adiga dagoo
Naftu ku istareexdaa

Allaylahe ugbaad
Waxaa tahay udgoon
Naftu aamintayoo
Ishu daawanaysee
Ila qabo adaan
Kalgacalaan dhamaan
Laabta kuugu haystee

Sidaan kuu aqaan
Inaad aayad tahay
Awliyo dhalayoo
Amran baan ogaadoo
Uurkiyo bogaa
Muxibada u furoo
Waan ku aaminee

Sidaa tahay aynigaa
Kaan ka eeganaayee
Aan ku oon baxaa
U tahay qalbiga

Sida ubax qurxoon
Midaan aragtidiyo
Eegmada kalgacal
Aan ku uursamaadaa

Aqligii ragoow
Bal ogoow naftayda
Adigaa anfacayee

Aqligii haweenkaay
Bal ogoow naftayda
Adigaa anfacaye

Anshaxoow aawadaa
Anfacadii ka go,ayee

Anba kula mid baan ahaye
Loveey la,aanta
Indhuhu saw ma ooyaan

Alleylahe ugbaad
Waxaad tahay udgoon
Naftu aamintayoo
Ishu daawanaysoo
Ila qabo adaan
Kalgacal aan dhamaan
Laabta kuugu haystee

Sidaan kuu aqaan
Inaad aayad tahay
Awliyo uu dhalayoo
Amran baan ogaadee
Uurkiyo bogaa
Muxibada u furayoo
Waan ku aaminee

codkii Asma Love