anoo u jeedin guur
iyo gayaanba jacaylkii
midkaan jaleecadii
hore kaba jantoow

muuqaagaan u jeel qabaayoo
joog dheeroow joog dheerow aawadaa
jalkii waan quudan waayay

jaarkii naftaydoow
qalbigaad jago ku leedahaye
miyaan jiifba karayaa
adoon joogi dhinacayga

jeexbaad wadnaha
bidixda la iga jaroo
naftaydana inaad
hor joogtiduun jecelee

jirada caashaqeena een jabin
ku jaangoo kalsooni buuxdoo
ha jabo nacabkeen ha jabo

Exit mobile version