VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylka ka naar ibliiska - Lyrics

Siduu hanku kuugu naaxo Sideey naftu kuugu xiisto Sidaan uga raystay noogid Sidaad iigu laab nuglaatay Sidaad niyad iigu deeqday Sidaad nalka iigu daartay Sidaad nacab iiga dhowrtoo Ka garay nin arkaa dushaydaa Naagaa rag isdhaafshay waa dhab Sidaa naxdin iiga dhawrtoo Ka garay nacabkii dushaydaa Ninbaa marwobkaaba waa dhab Hoobiyoo nasabeey Dhul doogleh Naqbaan degaynaa Dhawaaneee Usheeg nafta guri galkeenna Nasiibkeennii tisqaadyoo Ha quustoo namiimyihii Jacaylka ka naar ibleeyska Ha haaahaaaa Nasteexada dhiirintaada Addeeciyo dhaga nugeelkaa Naruurooy camal samaantu Nafqaybsi xil qaadistaada Kartida naxariis dulqaadka Nashaadka kalsoonidaada Ax kalsoonidaada Kasheey nasisaa riyaaqday Naxliyo iga dhawrtay naafo La'aantaa nolol masheegto Nabdiga ku taba ku naadsha Ku nuursada daymadaada Naftaadu naftayda weeyee Hoobiyoo nasabeey Dhul doogleh Naqbaan degaynaa Dhawaaneee Usheeg nafta guri galkeenna Nasiibkeennii tisqaadyee Ha quustoo namiimyihii Jacaylka ka naar ibleeyska Ha haaahaaaa Weeeyweeeeey
Queue is empty
-- / --