VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jaceylka ka naar ibliiska mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Asma Love
Jaceylka ka naar ibliiska

Siduu hanku kuugu naaxo
Sideey naftu kuugu xiisto
Sidaan uga raystay noogid

Sidaad iigu laab nuglaatay
Sidaad niyad iigu deeqday
Sidaad nalka iigu daartay

Sidaad nacab iiga dhowrtoo
Ka garay nin arkaa dushaydaa
Naagaa rag isdhaafshay waa dhab

Sidaa naxdin iiga dhawrtoo
Ka garay nacabkii dushaydaa
Ninbaa marwobkaaba waa dhab

Hoobiyoo nasabeey
Dhul doogleh
Naqbaan degaynaa
Dhawaaneee
Usheeg nafta guri galkeenna

Nasiibkeennii tisqaadyoo
Ha quustoo namiimyihii
Jacaylka ka naar ibleeyska
Ha haaahaaaa

Nasteexada dhiirintaada
Addeeciyo dhaga nugeelkaa
Naruurooy camal samaantu

Nafqaybsi xil qaadistaada
Kartida naxariis dulqaadka
Nashaadka kalsoonidaada
Ax kalsoonidaada

Kasheey nasisaa riyaaqday
Naxliyo iga dhawrtay naafo
La’aantaa nolol masheegto

Nabdiga ku taba ku naadsha
Ku nuursada daymadaada
Naftaadu naftayda weeyee

Hoobiyoo nasabeey
Dhul doogleh
Naqbaan degaynaa
Dhawaaneee
Usheeg nafta guri galkeenna

Nasiibkeennii tisqaadyee
Ha quustoo namiimyihii
Jacaylka ka naar ibleeyska
Ha haaahaaaa
Weeeyweeeeey

codkii Asma Love, Mohamed ciro