duni kuma arag
isha kuma qaban
mana aan furin
arin lama furin
arwaax kula siman

anba maan baran
odhaah weedhiyo
eray maan odhan
qofaan ku agdhigo
aadmi kula simo

caashaq iin tiran
eedna laga jiray
ayaan seesne
macaan ila ogow

inan kulul iyo
arxan li xumo
ha iga eegine
macaan oon tiro

haduu udhsami
hibo furo idoo
aad u qosoloo
farax ogsoonow
asma ila dheel
laafi ila dheel

haduu uursami
ibo furay iidoo
aad u qosolo
farax oogsonow
aarde ila dheel
aarde ila dheel

asma ila dheel
sheeri ila dheel

Exit mobile version