Soo baxdaa lay badalay
Waa baystayoo
Markaad soo baxdaa lay badalay

Keenu waa beer baxdaye
Bogsoo bood jacayl
Keenu waa beer baxdaye

Ka nuur badaneey baar cadeey
Biladaye ka nuur badaneey baariyeey

Ka nuur badanoow baariyoow
Biladaye
Kanuur badanoow baariyoow

Ala inaadeer masfal dheereey muhiimeey waxa weeye nuhiimeey waxa weeye muuqaalkaagiyo jooga midabkaaga la moodo midha ceediyo madheedhka markii aan mar jaleeciyo muxubootay naftoodaydu jidhku way malacyaynoo meeluunbaa hii leey

Ma bil dhalatayoo loo bishaareeyaybaa
Ma yartii baadidoonka loosoo baxaybaa

Bilo iyo beryaad
ii bildhaan muuqatoo
Boholyaw baa idilay

Sida beer wax dhalay
Baxsanoow adaan
Boholyaw kuu qabee
Kaalay beeldaajiyoow

Kanuur badaneey baarcadeey biladaye
Ka nuur badaneey baarcadeey

Ka nuur badanoow baariyoow bila daye
Ka nuur badanoow baariyoow

Exit mobile version