VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Nafta kugu deeqay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nafta kugu deeqay

Waxaan nafta kuugu deeqay
Adiga
Dookhii ku raacshay
waliba daacad kuu ahaaday
Naftayda goortaad danaysay
Markaad
caashaqa ku dayrtay
Ogow dulqaad iyo jacayliyo
Wataa nacab iyo diraalihii
Dhexdeenu deeqi waydaye
Intaad wali dadaalkiyo
Danteenana ku maqantahay
Guushu maba durugsanoo
Libintu docdeena weeyaan
Waxaan dugsi kuu ahaaday
Adiga
Dayac kaa ilaashay
Oon dadaf kula wadaagay
Kashii hilawgaagu daaray
Kalsooni markaad ku deeqday
Hubaal darajiyo wanaagiyo
Wakaa qalbigii dagee
Naxariis dhaba
Dareemee

codkii Asma Love