VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xeerkii gobta ft Simba - Lyrics

asal xuural cayn xalaal dhalad gobaay tan ku xiran kashee ku xadraysataa kii la ii xulaay xaq u yeeshayoo xubbi aan gureeyn ila xoojiyooo kula xoojiyoo ma xumaynayee adiguna xushmee waa xeeerkii gobtee xurma dhaqankii oo xilkaskaygiyoo xeel dheeridaa xikmad badinaa weey xero galnee rabbibaa xukumee siduu xaal noqdaan ku xamdiyee mcneeey weey xero galnee rabbibaa xukumee siduu xaal noqdaan ku xamdiyee macaanoow waa xariir dalkee oo xareed cabtee xarakaad badanaa xadxadtoodayee xubna wada dhashaa iska xiga dadkoo weey isxeeriyaan waana xal wadaag i xasuusisee show xulkii haw3n xeebihii dalkeeyga iga wada xigaan nin waliba xeeruu ku xurmaysanyahee xudubuhii wacnaa maka xaadirnaaa weey xero galnee rabbibaa xukumee siduu xaal noqdaan ku xamdiyee mcneeey weey xero galnee rabbibaa xukumee siduu xaal noqdaan ku xamdiyee macaanoow...
Queue is empty
-- / --