VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubigiisa - Lyrics

Qof xabiiba oo xaliiba Oo xil qaad lihi Qof xaq dhawrka lagu xooji Oo xurmaysan Xilkas weeye xil kas weeye Aan i xuurin Xilkas weeye xil kas weeye Aan i xuurin Qof xabiiba oo xaliiba Oo xil qaad lihi Qof xaq dhawrka lagu xooji Oo xurmaysan Xilkas weeye xil kas weeye Aan i xuurin Xilkas weeye xil kas weeye Aan i xuurin Sida xididkaan dhiiga xawda U xambaaraa Saw xiskaygu saw xiskaagu Ma xadreeyo Saw xagayga xili walba Uma xiiso Saw xagayga xili walba Uma xiiso Sida xididkaan dhiiga xawda U xambaaraa Saw xiskaygu saw xiskaagu Ma xadreeyo Saw xagayga xili walba Uma xiiso Saw xagayga xili walba Uma xiiso Xumad biiye xanaf reebe Xalka raadshe Kal xajiinta laga xooray Oo xalaysan Waa xadaari xikmadiisu Xalad leedahay Xumad biiye xanaf reebe Xalka raadshe Kal xajiinta laga xooray Oo xalaysan Waa xadaari xikmadiisu Xalad leedahay Waa xaruuri xaaladaydu 001 xog ogaalaa Jacayl xooga oo xad dhaafa 001 igu xeershaa I xanaanshaa xeeristeeda 001 i xushmeeya Waa xaruuri xaaladaydu 001 xog ogaalaa Jacayl xooga oo xad dhaafa 001 igu xeershaa I xanaanshaa xeeristeeda 001 i xushmeeya I xanaansha 001 Xeeristeeda 001 I xushmeeyaa Yaa xagaaga baby Xeebta saaxil huuno La dalxiisaa Xubigiisu 001 Waa xalaalee 001 Yaa xigtaysta 001 Yaa xidhiidhka 001 Xadhigiisa 001 Xaji dhaha 001 Oo xusuusta 001 Meel xafidan 001 Oo xuseeya 001 U xaseeya 001 001 Yaa xagaaga baby Xeebta saaxil huuno La dalxiisaa Xubigiisu 001 Waa xalaalee 001 Yaa xigtaysta 001 Yaa xidhiidhka 001 Xadhigiisa 001 Xaji dhaha 001 Oo xusuusta 001 Meel xafidan 001 Oo xuseeya 001 U xaseeya 001 001 Xubigiisu 001 Waa xalaalee 001 Yaa xigtaysta 001 Yaa xidhiidhka 001 Xadhigiisa 001 Xaji dhaha 001 Oo xusuusta 001 Meel xafidan 001 Oo xuseeya 001 U xaseeya 001 001
Queue is empty
-- / --