VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xubigiisa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Asma Love
Xubigiisa

Qof xabiiba oo xaliiba
Oo xil qaad lihi
Qof xaq dhawrka lagu xooji
Oo xurmaysan
Xilkas weeye xil kas weeye
Aan i xuurin
Xilkas weeye xil kas weeye
Aan i xuurin

Qof xabiiba oo xaliiba
Oo xil qaad lihi
Qof xaq dhawrka lagu xooji
Oo xurmaysan
Xilkas weeye xil kas weeye
Aan i xuurin
Xilkas weeye xil kas weeye
Aan i xuurin

Sida xididkaan dhiiga xawda
U xambaaraa
Saw xiskaygu saw xiskaagu
Ma xadreeyo
Saw xagayga xili walba
Uma xiiso
Saw xagayga xili walba
Uma xiiso

Sida xididkaan dhiiga xawda
U xambaaraa
Saw xiskaygu saw xiskaagu
Ma xadreeyo
Saw xagayga xili walba
Uma xiiso
Saw xagayga xili walba
Uma xiiso

Xumad biiye xanaf reebe
Xalka raadshe
Kal xajiinta laga xooray
Oo xalaysan
Waa xadaari xikmadiisu
Xalad leedahay

Xumad biiye xanaf reebe
Xalka raadshe
Kal xajiinta laga xooray
Oo xalaysan
Waa xadaari xikmadiisu
Xalad leedahay

Waa xaruuri xaaladaydu
001 xog ogaalaa
Jacayl xooga oo xad dhaafa
001 igu xeershaa
I xanaanshaa xeeristeeda
001 i xushmeeya

Waa xaruuri xaaladaydu
001 xog ogaalaa
Jacayl xooga oo xad dhaafa
001 igu xeershaa
I xanaanshaa xeeristeeda
001 i xushmeeya
I xanaansha 001
Xeeristeeda 001
I xushmeeyaa

Yaa xagaaga baby
Xeebta saaxil huuno
La dalxiisaa
Xubigiisu 001
Waa xalaalee 001
Yaa xigtaysta 001
Yaa xidhiidhka 001
Xadhigiisa 001
Xaji dhaha 001
Oo xusuusta 001
Meel xafidan 001
Oo xuseeya 001
U xaseeya 001
001

Yaa xagaaga baby
Xeebta saaxil huuno
La dalxiisaa
Xubigiisu 001
Waa xalaalee 001
Yaa xigtaysta 001
Yaa xidhiidhka 001
Xadhigiisa 001
Xaji dhaha 001
Oo xusuusta 001
Meel xafidan 001
Oo xuseeya 001
U xaseeya 001
001

Xubigiisu 001
Waa xalaalee 001
Yaa xigtaysta 001
Yaa xidhiidhka 001
Xadhigiisa 001
Xaji dhaha 001
Oo xusuusta 001
Meel xafidan 001
Oo xuseeya 001
U xaseeya 001
001

codkii Asma Love