VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

Dareen caashaqiyo Dooq iyo kalgacal miduu igu daraay Markaan daalacdaba midaan dooni jiree inaan daawadaa Hadaad duushayoo Duruufahaa waqtigu Dalal kala fog iyo Mid walibata kali nagu kala daree Qalbi daacadoo kuu dooxan adi Lama deyriyee Miyaan soo dageen oo deeqaay dadab galeen Daganaanta iyo dabaceeda wacan Midaan door bidaay Dowga ay martaba Midaan dooni jiray inan dacal socdaa Nafta kuu dabroo sidibaan dawooy Diirta aan qabiyo daqaaradii jaceylka Dadka uga qarshaa Qalbi daacadoo kuu dooxan adi Lama deyriyee Miyaan soo dageen ooynaan dadab galeen.
Queue is empty
-- / --